Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
AMISOM Oo lagu Wareejiyay Mid Ka Mid ah Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Kadib Markii… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> AMISOM Oo lagu Wareejiyay Mid Ka Mid ah Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Kadib Markii… | Hal Sheegaha La Hubo

AMISOM Oo lagu Wareejiyay Mid Ka Mid ah Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Kadib Markii…

Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamada AMISOM ee ka howlgalaya Soomaaliya ku wareejisay diyaaradaha waxbasaasa ee aan duuliyaha lahayn.

Munaasibad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Martin Dale, oo ka socda safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxaa uu Ciidanka AMISOM ku wareejiyay diyaarado aan duuliye lahayn.

Madaxa howlgalka AMISOM sidoo kalena ah wakiilka AU-da ee Soomaaliya Francisco Madeira,ayaa munaasibadda ka sheegay in diyaaradahan ay waqti badan codsanayeen hayeeshee ugu dambeyntii ay ku guuleysteen in ay helaan.

Danjire Francisco Madeira ayaa waxaa uu sidoo kale baaq u diray Waddamada horumaray,waxaana uu ugu baaqay in ay ku daydaan Mareykanka islamarkaana ay iyaguna AMISOM ku taageeraan diyaaradahan oo kale.

Madaxa AMISOM ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM aysan ku filneyn dagaalka Al-shabaab waxaana uu ku baaqay in Ciidamada Soomaalida ah la xoojiyo oo iyaguna la hubeeyo si ay AMISOM garab dhameystiran ugu siiyaah dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Dhankiisa sarkaalka ka socday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho Martin Dale,ayaa sheegay in Mareykanka ay ka go’antahay xasilloonida Soomaaliya iyo in meesha laga saaro waxa uu ugu yeeray argagixisada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT