DAAWO: – Masuulka Sababay Inuu Fashilmo Wada Hadalkii Ganacsatada & Dowladda ee Canshuurta +WAA KUMA?

Ganacstada G/Banaadir oo Maanta Shir Jaraaid ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa Daboolka ka qaadey in uu Fashimay Wada Xaajood Maalmahan u socdey Ganacstada Gobolka Banaadir iyo Wasaarada Maaliyada Dowlada Federaalka kaasoo la doonayey in lagu Xaliyo Khilaafka ka dhashey Canshuur kordhin lagu sameeyey Ganacstada Gobolka Banaadir.

Weli waxaa Taagan Khilaafka u dhaxeeya Ganacstada gabolka Banaadir iyo Wasaarada Maaliyada ee Dowlada Federaalka kaasoo ka dhashey Canshuur ay sheegeen in Keligood lagu soo rogey iyadoo dalku uu Federaal yahay .

Halkaan Ka Daawo MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT