Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xafiisyada 2-Wasiir oo tuhun ka jira & Madaxda Qaranka oo isha ku haya waxa ka socda | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xafiisyada 2-Wasiir oo tuhun ka jira & Madaxda Qaranka oo isha ku haya waxa ka socda | Hal Sheegaha La Hubo

Xafiisyada 2-Wasiir oo tuhun ka jira & Madaxda Qaranka oo isha ku haya waxa ka socda

Ra’iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisalwasaaraha  Mahdi Maxamed Guleed (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla xisaabtanka ee Xukuumadda ayaa saaka y kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah Xafiisyada hay’adaha laamaha Dowladda, waxaana uu booqday Wasaaraddaha Aminga, Maaliyadda iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Ku Simaha Ra’iisalwasaaraha ahna Ra’iisalwasaare xigeenka Qaranku waxa uu kormeerkiisa ka bilaabay Wasaaradda Aminga. Wasiirudawlaha Wasaaradaasi Xasan Macalin Xuseen ayaana halkaasi kusoo dhoweeyay isagoo uga xog-waramay shaqada ka Wasaarad ahaan ay qaranka u hayaan iyo hanaanka maalin-laha ah ee ay ku waajahaan hawlaha amniga iyo isku xidhkooda doorka kaga aadan.

Sidoo kale Ra’iisalwasaare xigeenka ayaa kormeerkiisa ku soo maray Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasiirka Maaliyada  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaana Ra’iisalwasaare Xigeenka warbixin ka siiyay shaqadda Wasaaradda, Dakhli ururinta iyo fulinta Barnaamijka dib-uhabaynta Maaliyadda ee Dawlada.

Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Bashiir Ciise Cali ayaa dhankiisa Ra’iisalwasaare xigeenka uga waramay sida ay shaqadu ugu socoto, waxana uu kormeer kusoo mariyay Qaybaha kala duwan ee Bangigu ka kooban yahay.

Ra’iisalwasaare xigeenka ahna ku simaha Ra’iisalwasaaraha Mahdi Mohamed Guuleed oo Warfidiyeenada la hadlay ayaa usheegay inay kormeerkan shaqo sii wadayaan si loo joogteeyo buu yiri dardargelinta shaqada Qaranka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT