Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax badan Ka Ogow waddamada Ku Kala Qeybsaday Soomaaliya, Gumeysi Cusub Iyo Dowlado Lala Galayo………… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax badan Ka Ogow waddamada Ku Kala Qeybsaday Soomaaliya, Gumeysi Cusub Iyo Dowlado Lala Galayo………… | Hal Sheegaha La Hubo

Wax badan Ka Ogow waddamada Ku Kala Qeybsaday Soomaaliya, Gumeysi Cusub Iyo Dowlado Lala Galayo…………

Waddamo hadda isku sheegaya inay awood leeyihiin ayaa naloo sheegayaa iney degeen qorshe ay ku kala qeybsanayaan Soomaaliya oo mudo badan burbur uu ka jiray.

Xog ay heshay Marqaati Online ayaa waxay sheegayaan in magaalada London ay ku shireen dowlado ay kamid yihiin Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya iyo Kenya.

Dowladda Ingiriiska ayaa la siiyey dhulkii ay horey u gumeysan jirtay waxaana saacidi doona dowladda Itoobiya iyo sidoo kale dowladda Kenya, gaar ahaan gumeysiga wuxuu ku ekaan doonaa gobollada hadda la dhaho Somaliland.

Talyaaniga iyo Maraykanka ayaa iyaguna waxay qaateen dhanka Koonfureed, waxaana la doonyaa in gumeysi lasoo casriyeyo la geliyo.

Qaramada Midoobay ayaa horey u sheegtay in Soomaaliya si dadban loo qabanayo, islamarkaana 10-sano oo xaalad dowlad wanaag ah la gelin doono, balse dalalkaan ayaa kasoo hoos baxay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT