Shariif Xasan Oo Xaaladda Ku Xun Tahay Iyo Qorshihii Uu Ku Badbadi Lahaa Oo…….

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa hadda waxaa aad ugu xun xaaladda, kadib markii uu xaqiiqsaday in bilo kadib uu bixi doono.

Hadda waxa uu wadaa qorsheyaal badan oo uu doonayo inuu ku badbaado, waxaana kamid ah in uu bedalo xildhibaanno badan.

Odayaashii soo doortay xildhibaannada K/galbeed qaarkood ayuu isugu wacay, isaga oo kala hadli doona iney bedalaan xildhibaannada isaga dhibka ku ah, soona shegaan ineysan kalsooni ku qabin shaqsiyadka metalaya.

Waxaa la shegayaa in Shariif Xasan uu geed dheer iyo mid gaabanba uu la fuulayo sidii uu mar kale ku heli lahaa xilkiisa.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT