Muxuu Yahay Qorshaha Ka Dhanka Ah R/Wasaare Kheyre Ee Uu Wado Guddoomiye Jawaari?

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hadda wada qorshe ballaaran oo ku saabsan sidii xilka looga qaadi lahaa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Waxaa jirta Jawaari shaqsi kasoo jeeda besha Abgaal oo ay saaxiib dhow yihiin, uuna la doonayo in xilkaan loo magacaabo.

Ilo lagu kalsoon yhay ayaa inoo sheegay in Jawaari oo Malaayiin doolar wata uu doonayo inuu eryo Xasan Kheyre.

Mooshin ayaa bilaaban doona markii uu furmo golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana uu doonayaa Jawaari inuu ka faa’ideysto mooshinkaan, isaga oo hadda xildhibaanno badan haysta.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT