Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaad kala Socotaa Dilkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaad kala Socotaa Dilkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaad kala Socotaa Dilkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo?

Dabley hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in xalay Magaalada Gaalkacyo ay ka gaysteen dil, kadibna ay ka baxsadeen goobtii dilka ay ka gaysteen.

Dilkaan ayaa wuxuu ka dhacay dhanka Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo, kadib markii rag hubaysan ay beegsadeen nin Injineer ahaa oo laga yaqiinay dhanka Waqooyi.

Ninka la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Bashiir Baaf, wuxuuna ahaa Injineer qaabilsan dhanka dhismaha waaweyn ee Magaalada Gaalkacyo.

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilkaan, waxayna sheegeen inay dileen Sarkaal ka tirsanaa Puntland, inkastoo ninka la dilay uu ahaa Injineer.

Ciidamada ammaanka Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, ayaa halkaasi waxa ay ka sameeyeen hawlgalo ammaanka lagu xaqiijinaayo, laguna raadinaayo dableydii Shabaab ka tirsaneyd ee dilka gaysatay.

Al Shabaab ayaa dilal qorsheysan ku fuliya dadka ay u arkaan inay xiriir dhaw la leeyihiin maamulada dalka ka jira.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT