Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaa Ka Run Ah Kheyre In Kheyre Heshiis La Galayo Imaaraadka Si Uu U Noqdo M/weyne? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaa Ka Run Ah Kheyre In Kheyre Heshiis La Galayo Imaaraadka Si Uu U Noqdo M/weyne? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaa Ka Run Ah Kheyre In Kheyre Heshiis La Galayo Imaaraadka Si Uu U Noqdo M/weyne?

Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Halsheeg.com ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu Masuuliyiinta Imaaraadka ku qanciyay inay maalgaliyaan hamigiisa siyaasadeed isagoona u balanqaaday inuu fulin doono howlaha uga xiran Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa doonaya inuu saaxiib dhow la noqdo dalalka lacagaha ugu badan ku bixiya doorashada Soomaaliya, wuxuuna doonayaa inuu Madaxweyne noqdo doorashada soo socota.

Kheyre ayaa kulan gaar ah oo is afgarad ku dhamaaday la yeeshay Masuuliyiinta Imaaraadka Carabta, waxaana qorshahan uu dhabarjab ku yahay Siyaasiyiinta mucaaradka oo ay ugu horeeyaan Cumar Cabdi rashiid iyo Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur, kuwaasoo doonayay inay lacago badan ka helaan Imaaraadka maka la gaaro doorashada 2020.

Wafdiga uu hor-kacayo Ra’iisul Wasaaraha oo xalay gaaray dalkaasi ayaa waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Abu-dhabi si diiran ugu soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta iyo Warshadaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta H.E. Eng. Suhail Mohamed Faraj Al Mazrouei, waxaana u bilaabatay booqasho laba maalin ah.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa socdaalkiisa ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda H.E. Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Amniga Qaranka H.E. Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaanno iyo Xubno kale.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT