Madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo gaaray Magaalada

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa goor ow gaaray magaalo madaxda maamulka Galmudug waxaana Bulshada ay siwayn usoo dhaweeyeen Wafdiga Madaxweynaha.

Madax Xukumadda Galmudug Sheeq Shaakir ayaa sheegay in madaxweynaha ay aad usoo dhweeyeen islamarkaana uu mudd kusugnaan doonaa caasimadda

Madaxweyne Xaaf oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay ka shaqayndoonaan Horumarinta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb isla markaana ay dhawaa bilaabayaan dhismayaasha Xarumaha Dowladda Ee Dhuusamareeb.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT