Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Is-fahan la’aan iyo khilaaf hareeyeyey Madaxda ugu sareysa Hirshabeelle & Madaxweyne Waare oo la leeyahay………… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Is-fahan la’aan iyo khilaaf hareeyeyey Madaxda ugu sareysa Hirshabeelle & Madaxweyne Waare oo la leeyahay………… | Hal Sheegaha La Hubo

Is-fahan la’aan iyo khilaaf hareeyeyey Madaxda ugu sareysa Hirshabeelle & Madaxweyne Waare oo la leeyahay…………

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xilligaan ka dhex taagan madaxda ugu sarreysa ee maamulka Hirshabeelle iyo sidoo kale Baarlamaanka maamulkaasi.

Maalin ka hor, Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ka hor yimid taliyeyaal ciidan oo dhawaan uu magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, kadib markii ay sheegeen inuu hareer maray dastuurka.

Sidoo kale, Xildhibaannada Hirshabeelle ayaa sheegay in Madaxweynaha Hirshabelle ay ka dalbadeen inuu soo magacaabo guddiyada madaxa bannaan oo uu ugu horreeyo kan dastuurka oo illaa hadda aan la hayn.

Xildhibaan Nuur Xaashi oo ka mid ah Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in wax badan uu ka dhimman yahay maamulkooda, isla markaana loo baahan yahay in deg deg wax loo qabto si bulshada loogu adeego.

“Annaga xisaab ayaan meesha la fadhinnaa, guddiyada in la dhiso ayaa loo baahnaa, laakiinse waa in dowladnimada la dhammeystiraa.” ayuu yiri xildhibaanka.

Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maalmahan dambe isugu imaanayey kulamo badan oo ay ku sheegeen inay kula xisaabtamayaan madaxda sare ee maamulkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT