DEG DEG:- Xiisad ka taagan deegaan hoos yimaada Cabud-waaq & Galmudug oo ciidamadii ugu badnaa u diray+Cabsi

 

Xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo beelood oo wada dega  Gobolka Galgaduud ayaa shalay iyo maanta ka taagan deegaano kamid ah Gobolkaasi ,   Maamulka Galmudug ayaana  ciidamo kamid ah kuwa Nabad Sugida u diray si ay ukala dhexgalan labada beelood oo cabsi laga qabo in ay dagaalamaan.

Wariyeyasha ku sugan degmada Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka ka ah degmadaasi culus uu ku dhexmaray labo bee loo walalo ah kuwaasi oo soo kala khasaaro isugu jir dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada Nabad sugida ee deegaanka loo diray ayaa la doonayaa iney kala dhex galaan dadka deegaanka ee dagaalka u dhaxeeyo si loo baajiyo dhiig kale oo daada.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT