Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- 4-Qodob oo laamaha amniga u arkaan in lagu sugi karo Ammaanka magaalada Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- 4-Qodob oo laamaha amniga u arkaan in lagu sugi karo Ammaanka magaalada Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- 4-Qodob oo laamaha amniga u arkaan in lagu sugi karo Ammaanka magaalada Muqdisho

Laamaha amaanka magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Qodobo ay u arkaan in lagu adkeyn karo amaanka magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay sii xumaanayay.

Qodobada Laamaha amaanka soo bandhigeen waxaa ka mid ah in marka hore shacabka si daacad oo hagar la’aan ah ula shaqeeyaan laamanka,in shacabka ay soo sheegaan haddii ay arkaan wax amaanka wax u dhimi karo si markaasi looga hortago inaan xiriir lala sameyn Al-Shabaab oo dhiiga shacabka ka macaasha iyo iney lamaanaha amaanka si joogta howlgal uq aadaan.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa sii liidanaya,waxaana inta badan madaxda Qaranka Arintaan u sababeeyeen wada shaqeyn la’aanta Laamaha amaanka iyo shacabka magaalada.

Madaxda Qaranka ayaa hadda xoogga saaraya sidii boorka looga jafi lahaa Ciidamada Xasilinta caasimadda si ay u soo celiyeen howlgaladii dardarka ahaa ee hub dhigista iyo amniga Muqdisho.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT