Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dadaalo lagu xalinayo Khilaadka R/W Kheyre iyo Thaabit oo socda & Beesha Hawiye oo iyagana…… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dadaalo lagu xalinayo Khilaadka R/W Kheyre iyo Thaabit oo socda & Beesha Hawiye oo iyagana…… | Hal Sheegaha La Hubo

Dadaalo lagu xalinayo Khilaadka R/W Kheyre iyo Thaabit oo socda & Beesha Hawiye oo iyagana……

Warar hoose oo ay heshay halsheeg.com ayaa sheegeya in wada hadal lagu dhex dhexaadinayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xaan Cali Kheyre iyo Gudoomiyihii hore ee gobolka Taabit Cabdi uu meel wanaagan marayo .

Qorshahan waxaa wada sida wararka aan heleyno ay sheegayaan Xubno isugu jira Wasiiro Xidhibaao iyo waliba siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Hawiye , kuwaas oo doonaya inay meesha ka saaraan mugdiga siyaasadeed ee u dhexaaya labadan Mas’uul

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo sabab u ahaa in xilka laga tiiro Taabit Cabdi kdib markii khilaafkooda uu sii xoogeystay ayaa la sheegay inuu aqbalay in lala heshiisiiyo Taabit Cabdi oo hadda howlo u gaar ah u jira dalka dibadiisa .

Odayaasha , Siyaasiyiinta iyo waliba Xubnaha ku jira dowladda ee dhex dhexaadinta ka wada Taabit iyo Kheyre ayaa si toos ah ula fadhiisay Ra’iisul wasaaraha iyagoo ugu dambeyn ka dhaadhiciyay in heshiis rasmi ah labadooda la kala dhex dhigo .

Labadan Mas’uul ayaa markii hore waxaa ka dhexey jiray xiriir saaxiibtimo haye ahaatee waxaa markii dambe soo kala dhex galay khilaaf xoogeytay oo sabab u noqday in kursiga uu ku waayo Taabit .

Khilaafka oo dhinacyo badan loo fasiray ayaa xogta aan heleyno wuxuu yahay inuu ka bilowday kadib markii uu Kheyre Taabit u arkay shaqsi u hanqal taagaya Kurisigiisa Ra’iisul wasaarenimo .

Ugu dambeyn lama oga halk ay ku dambeyn doonto dhex dhexaadintan iyo in labadaas mas’uul ay is gacan qaadi doonaan , hase ahaatee odayaaha u kala dab qaadaya ayaa sheegaya inuu qorshohooda meel wanaagsan u marayo

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT