Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax badan ka ogow joojinta dhismaha saldhiga Militari ee Imaaraadka Carabta ee magaalad Berbera | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax badan ka ogow joojinta dhismaha saldhiga Militari ee Imaaraadka Carabta ee magaalad Berbera | Hal Sheegaha La Hubo

Wax badan ka ogow joojinta dhismaha saldhiga Militari ee Imaaraadka Carabta ee magaalad Berbera

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya amarkii Maamulka Somaliland uu ku joojiyay dhismaha saldhiga Militari ay Dowladda Imaaraadka Carabta ka dhisaneyso Garoonka diyaaradaha ee magaalada Ber bera.

Qaar ka mida shaqaalaha madaarkaasi dhismaha ka waday oo ka gaabsaday inay magacyadooda sheegaan arimo amni dartii ayaa sheegay in Axadii shalay maayirka magaalada Berbera ku wargaliyay in shaqada la joojiyo islamarkaana ilaa amar dambe ay soo saarayaan aan la bilaabi Karin dhismaha saldhiga.

Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helayno xukuumada Somaliland ayaa sheegaya in dowlada Imaaraatku aanay fulin balanqaadyo ay la gashey xukuumada Somaliland kuwaasi oo ay ku badalanayaan saldhiga Milatari.

Balanqaadyadaasi heshiiska saldhiga ku jiray waxaa ka mid ahaa in la dhiso wadada isku xidha berbera iyo Wajaale iyo in madaar madani ah laga sameeyo magaalada Berbera, balse lama fulin arrintaasi ayaa keentay in la hakiyo saldhigaasi sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno masuuliyiinta dowlada.

Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo hore uga hadlay dhismaha saldhigaasi waxaan uu sheegay in aan la dhiseyn ilaa dowladu Imaaraatku fuliso balanqaadyada heshiiska ku qornaa ee ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraatku.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT