Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Qarax gil gilay Xarun Ganacsiga oo ku taalo dalka Ingiriiska & tirade dhimasha oo sii kordheysa | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Qarax gil gilay Xarun Ganacsiga oo ku taalo dalka Ingiriiska & tirade dhimasha oo sii kordheysa | Hal Sheegaha La Hubo

Qarax gil gilay Xarun Ganacsiga oo ku taalo dalka Ingiriiska & tirade dhimasha oo sii kordheysa

Afar ruux ayaa ku dhimatay Qarax iyo dab ka kacay dhismo Ganacsi oo ku yaalla magaalada Leicester ee bartaha dalka Ingiriiska xilli dambe oo maanta ah.

Sidoo kale Sawir lasoo dhigay Baraha bulshada ayaa muujinaya holac weyn oo qabsaday wax u muuqda Goob Ganacsi.

Booliska ayaa sheegay in Afar ruux oo kale oo aan aheyn kuwa dhintay oo dhaawac ah loo qaaday isbitaalka kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawac halis ah.

Waxaa la xiray waddooyinka Aagga ay wax ka dhaceen, waxaana goobta gaaray 6-Gaari oo kuwa dab-damiska ah si looga hortago in Dabka uu kusii fido dhul hor leh.

Afhayeen u hadlay Booliska ayaa sheegay in aysan jirin cadeyn muujineysa in falkaan uu xiriir la leeyahay argagixisada, hase ahaatee waxa uu carabka ku dhuftay in ay wadaan baaris.

Wariye ka tirsan BBC-da ayaa sheegay in marka loo eego awooda Qaraxa uu saameeyay Qalabka ku xiran ilaa Afar waddo ah oo kuwa gaadiidka laga hago oo burburay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT