Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wasiirada Amniga & Gaashaandhiga oo su’aalo laga weydiiyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wasiirada Amniga & Gaashaandhiga oo su’aalo laga weydiiyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Wasiirada Amniga & Gaashaandhiga oo su’aalo laga weydiiyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho

Guddiyada Difaaca iyo Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Galabta Muqdisho kulan Su’aalo weeydiin ah wax ay kula yeesheen Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxa uu ku saabsanaa Su’aalo weeydiinta xaalada amni ee dalka kadib weerarkii Jimcii ka dhacay madaxtooyada soomaaliya in kastoo Ciidamada Amniga Soomaaliya ay ka hortageen.

Gudoomiyaha Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in kulankii Galabta ay Su’aalo ku weeydiiyeen Wasiirka Gaashaandhigga taliyayaasha Ciidamada iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka kadib markii uu cudur daartay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.

Mudane Xuseen Carab Ciise Waxa uu sheegay in ay Wasiirka Gaashaandhigga iyo taliyayaashii kale ay wax ka weeydiiyeen qabdhismeedka Ciidamada. Howlgallada, Tirada ciidamada Mushaaraadkooda Hantida ay leeyihiin Ciidamada iyo sidoo kale Ciidamada Ajnabiga ah ee ka howlgalla dalka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT