XOG DEG AH:- Shirar looga soo Horjeedo Puntland oo ka socda Deegaanadaas & Amar Adag oo laga soo saaray

Maamul Goboleedka  Puntland ayaa ka digay in Shirar aysan ogeyn maamulka in lagu qabto degaanada maamulkaasi.

Warqad kasoo baxday maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay degaano ka mid ah Puntland ay ka socdeen Shirar dhalinyaro oo ka dhan ah Puntland.

Puntland waxa ay sheegtay in shir aysan ogeyn Gudoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland in aan marnaba lagu qaban karin Magaalooyinka Puntland.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT