Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xildhibaan ku eedeeyey in Dowladda ay awood ku leedahay Qeyb yar oo magaalada Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xildhibaan ku eedeeyey in Dowladda ay awood ku leedahay Qeyb yar oo magaalada Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Xildhibaan ku eedeeyey in Dowladda ay awood ku leedahay Qeyb yar oo magaalada Muqdisho

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Abukaato oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, ayaa sheegay dowladda inay maamusho kaliya wadada Maka Al-Mukarama, marka la eego dhanka ammaanka.

Xildhibaan Abukaato ayaa sheegay in dowladda Somaliya aysan maamulin inta badan Magaalada Muqdisho sida uu hadalka u yiri marka laga reebo wadada Maka Al-Mukarama ee horumarta Madaxtooyada Somaliya, jid caddayaasha soo gala wadada Maka Al-Mukarama ayuu tilmaamay in dowladda ay dhagxaan ku goysay taasi oo uu ku tilmaamay inaan ammaanka lagu sugi Karin.

Al Shabaab ayaa Jimcihii weerar xoog ku marid ah ku sameeyay Koontaroolka ciidamada illaalada Madaxtooyadda ay ku leeyihiin Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, kadibna waxa ay gaari ku qarxiyeen afaafka Madaxtooyadda iyaga oo halkaasi ka dagaalamay.

Xildhibaan Abukaato, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay digniinaha ay bixinayso dowladda Somaliya ee ku aadan in qaraxyo gaadiid ay ku jiraan Magaalada Muqdisho, balse aanan laga hortagin.

Ugu dambeyn Madaxda dowladda ayuu ugu baaqay in madaxda hay’addaha amniga ay ku doortaan qibradda iyo aqoonta ay leeyihiin,isagoo sidoo kale shacabka ugu baaqay in qaybtooda ay ka qaataan suggidda amniga iyo ka hortagidda Qaraxyada.

Khamiistii ayey aheyd markii dowladda Federalka Somaliya ay ka digtay gaadiid qaraxyo sida oo ku jira Magaalada Muqdisho, iyadoo Jimcihii ay dhaceen weeraradan iyo qaraxyada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT