Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Ururka OIC oo ka hadashay qaraxyadii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Ururka OIC oo ka hadashay qaraxyadii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Ururka OIC oo ka hadashay qaraxyadii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa war kasoo saaray Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho habeen hore ayaa waxa ay sheegeen in aysan sameyn ku yeelan doonin Howlaha Xasilinta ah ee ay waddo xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa lagu sheegay warka kasoo baxay OIC in Xukuumadda Soomaaliya laga doonaayo in ay dar-dargeliso dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Xoghayaha guud OIC Dr. Yusuf Al-Othaimeen ayaa sheegay in Ururka OIC oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay in ay sii laba jibaari doonaan taageeradda ay siiyaan dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale xusay in ay ka qeyb qaadan doonaan sidii loo caawin lahaa dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho, islamarkaana ay u heli lahaayeen adeeg Caafimaad oo tayeysan.

Ku dhawaad 40 ayaa ku dhintay weeraro iyo qaraxyo is xigxigay oo habeen hore ka dhacay Muqdisho.

Dadka dhintay ayaa isugu jiray rayid, askar ka tirsan dawladda iyo kooxdii weerarka qaaday ee Al-Shabaab.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT