Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Somaliland Oo Imaaraadka Carabta Ka Joojisay Dhisidda Saldhiga Milateri Ee Magaalada Berbera | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Somaliland Oo Imaaraadka Carabta Ka Joojisay Dhisidda Saldhiga Milateri Ee Magaalada Berbera | Hal Sheegaha La Hubo

Somaliland Oo Imaaraadka Carabta Ka Joojisay Dhisidda Saldhiga Milateri Ee Magaalada Berbera

Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka somaliland uu wadanka isutaga Imaaraadka Carabta ka joojiyay Saldhigii Milateri uu ka dhasanayay Magaalada Berbera.

Maanta ayaa waxaa halka uu ka socday dhismaha Saldhiga Mialteri tegay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada Berbera,kuwaas oo Shaqaalihii dhisayay ku amray in ay joojiyaan dhismaha Saldhigaas.

Sababaha loo joojiyay dhismaha Saldhigga milateri ayaa lagu sheegay in Imaaraadka uu ka baxay heshiisyadii uu la galay Maamulka Soomaaliland uu ahaa dhismaha Waddo isku-xirta Berbera iyo Magaalada Wajaale iyo dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Rayid ah.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shaki geliyay fulinta heshiiskii dhex maray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxa Shirkadda DB Word, heshiiskaas oo meel marintiisa uu ahaa mid dhib farabadan loo soo maray.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT