Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Kaaliyaha Booliska Bariga Afrika Jen. Kayihura oo sheegay inay ka guuleysteen Al-Shabaab | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Kaaliyaha Booliska Bariga Afrika Jen. Kayihura oo sheegay inay ka guuleysteen Al-Shabaab | Hal Sheegaha La Hubo

Kaaliyaha Booliska Bariga Afrika Jen. Kayihura oo sheegay inay ka guuleysteen Al-Shabaab

Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika, Kale Kayihura ayaa xaqiijiyay in Uganda iyo Booliiska gobolka Bariga Afrika ay ku guuleysteen in ay jabiyaan Al-Shabaab, islamarkaana ay ka hortagaan weeraradda ay Al-Shabaab ay la damcsanaayeen Qaar ka mid ah dalalka Afrika.

Waxaa uu sheegay in ay ka guuleysteen xitaa haddii ay wali dhibaato ka Waddaan Gudaha Soomaaliya.

Gen. Kayihura Waxaa uu hadalkaan ka sheegay shirkii xubnaha ururka Isbahaysiga Bilayska ee Bariga Afrika (EAPCCO) , waxaana uu sheegay in xilliggaan Soomaaliya iyo dalal kale ay u baahan yihiin in la caawiyo.

Kayihura, oo sidoo kale ah guddoomiyaha EAPCCO, ayaa ugu baaqay dhammaan hay’adaha iskaashiga inay la yimaadaan ajandaha sida loo caawiyo Soomaaliya iyo DR Congo si ay ula dagaallamaan dambiyada xudduudaha ee gobolka.

EAPCCO waxaa la aasaasay sannadkii 1998-kii iyada oo ah jawaab-celin heer gobol ah si loola dagaallamo denbiyada ku-meel-gaarka ah iyo kuwa abaabulan ee gobolka Bariga Afrika.

Waxaana Ururkaasi Xubno ka ah Uganda, Kenya, Tansaaniya, Itoobiya, Burundi, Jabuuti, Eritrea, Rwanda, Soomaaliya iyo Seychelles.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT