Shir aan caadi ahayn oo ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyo warar sheegaya in..

Wararka laga helayo xarunta Villa Soomaaliya, ayaa waxay sheegayaan in iminka kulan degdeg ah uu ka soconayo halkaasi.

Madaxweyne Farmaaajo aya isugu wacay saraakiisha ammaanka, waxaana uu kala halayaa waxyaabihii dhacay xalay.

Farmaajo ayaa doonaya qiil rasmi ah oo ku aadan sidii ay ku dhacday in gudaha magaalada Muqdisho ka dhacaan qaraxyo waaweyn, walibana dhowr gaari ah.

Saraakiisha ayaa lala xisaabtami doonaan, waliba kuwa sida gaarka ah uga shaqeeya meelaha ay soo mareen gaadiidkii qaraxyada lagu fuliyey.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT