Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
M/Weyne Farmaajo Oo Shir Deg Deg Ah La Yeeshay Taliyaha Nisa & Xog Lama Filaan Oo La Hordhigay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> M/Weyne Farmaajo Oo Shir Deg Deg Ah La Yeeshay Taliyaha Nisa & Xog Lama Filaan Oo La Hordhigay | Hal Sheegaha La Hubo

M/Weyne Farmaajo Oo Shir Deg Deg Ah La Yeeshay Taliyaha Nisa & Xog Lama Filaan Oo La Hordhigay

Warar hoose oo ay heshay warbaahinta Halsheegn ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu kulan gaar ah oo Albaabada u xiran yihiin la qaatay Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen.

Kulankan ayuu Madaxweyne Farmaajo kaga codsaday Taliyaha inay Mudo Todobaad ah Jawaab deg deg ah ciidamada Nabad sugida ay kaga bixiyaan Weeraradii iyo Qaraxyadii shalay gilgilay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidamada ku amaanay sida ay kaga hortageen qatarta xoogan ee ka dhalan kartay weeraradaasi, isagoo sidoo kale ku amaanay in mudo aad u badan Muqdisho aysan ka dhicin qaraxyo waa weyn.

Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa la wadaagay Madaxweynaha Xogo ay ka heleen qoladii weerarka soo qaaday iyo Raadadka dadka soo abaabulay oo lagu dhow yahay in la helo.

Si kastaba ha ahaatee Madaxda dalka ayaan wali Warbaahinta si rasmi ah kaga hadlin weeraradii iyo Qaraxyadii khasaaraha geystay ee xalay fiidkii ruxay magaalada Muqdisho.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT