Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
FADEEXO:- Senataro ka tirsan DF oo wax laga xumaado ku tilmaamay in dharkii Ciidanka Madaxtooyada lagu weeraro | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> FADEEXO:- Senataro ka tirsan DF oo wax laga xumaado ku tilmaamay in dharkii Ciidanka Madaxtooyada lagu weeraro | Hal Sheegaha La Hubo

FADEEXO:- Senataro ka tirsan DF oo wax laga xumaado ku tilmaamay in dharkii Ciidanka Madaxtooyada lagu weeraro

Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay ka baarlamaan ahaan ay aad uga xun yihiin dhibaatada ka soo gaareysa qaraxyada ay fulinayaan Al-Shabaab Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu soo hadal qaaday doorka Xukuumadda Soomaaliya ee Sugida amniga,waxa uuna sheegay in ay waajib ku tahay ilaalinta amniga Shacabka iyo Xarumaha dowladda laakin ay nasiibdaro tahay in dharka ciidanka ay Al-Shabaab ku soo weerar tagaan.

“Runtii dabacsanaan weyn ayaa amniga ka jirta xaqiiqdii waxaa nasiibdaro ah in dharkii Ciidanka booliska iyo nabadsugida lagu soo weeraro halkii aan kunasan laheyn ee Madaxtooyada,bilihii muqdisho ay amniga aheyd dadaal dowladda keeda ah kuma imaanine nimanka iyaga ayaa iska maqnaa ayuu yiri Senator Xuseen Sheekh Maxamuud”

Hadalka Senator ayaa ku soo aadaya xili xalay Muqdisho ay ka dhaceyn qaraxyo iyo weerar khasaaro inta badan u geystay Shacabka Muqdisho,waxan weli isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyadaas.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT