Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Ni si kama ah loogu Toogtay Muqdisho +umuu Ninkaas ahaa? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Ni si kama ah loogu Toogtay Muqdisho +umuu Ninkaas ahaa? | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Ni si kama ah loogu Toogtay Muqdisho +umuu Ninkaas ahaa?

Wararka naga soo gaaraya degmada hodan gaar ahaan Xaafadda Seybiyaano ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan dowladda Federaalka Somaaliya ay halkaasi ku toogteen ruux watay gaari nooca Soomaalidu u taqaan Zaruf.

Ciidamadda dowladda ee ku sugan Inta u dhaxeyso Daarta Seybiyaano iyo Isbitaal Banaadir ayaa ninkaan ku amray inuu gaariga istaajiyo, wuuna ka dhaga adeegay,wuxuuna lasoo baxay qori taa oo markii dambe sababtay in ciidamada ay toogtaan.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in ninkaasi inta aan la toogan uu lasoo baxay ID ama aqoonsi, balse ciidamada dowladda ee aagaasi ku lahaa jakboontiga ayaa ka diiday aqoonsiga ninkaasi uu watay.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninkaasi uu la shaqeynayay gudoomiyaha mucaawinada degmada Afgooye, maadaama uu ninka la dilay makii hore kasoo anba baxay degmada Afgooye.
Wararka laga helayo xarunta Villa Soomaaliya, ayaa waxay sheegayaan in iminka kulan degdeg ah uu ka soconayo halkaasi.

Madaxweyne Farmaaajo aya isugu wacay saraakiisha ammaanka, waxaana uu kala halayaa waxyaabihii dhacay xalay.

Farmaajo ayaa doonaya qiil rasmi ah oo ku aadan sidii ay ku dhacday in gudaha magaalada Muqdisho ka dhacaan qaraxyo waaweyn, walibana dhowr gaari ah.

Saraakiisha ayaa lala xisaabtami doonaan, waliba kuwa sida gaarka ah uga shaqeeya meelaha ay soo mareen gaadiidkii qaraxyada lagu fuliyey.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT