DAAWO:- Maxaa sababay weerakii lagu qaaday Madaxtooyada dalka Soomaaliya?

Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa su’aalo ka keenay sida fudud ee loo weeraray xarumaha madaxtooyada iyo Nabad sugida oo si aad ah loo ilaaliyo.

Siyaasiyiinta iyo Aqoonyada dalka ayaa sheegay in 2-aad xarumood ay yihiin kuwo si aad ah loo ilaaliyo,islamarkaana ugu muhiimsan yihiin xarumaha Dowladda.

Waxay sheegeen in cilada jirta qiyaas ay ka weyn tahay,islamarkaana loo baahan yahay in baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo sababta maalin cad weerar loogu qaaday xarunta ugu weyn dalka Soomaaliya ee madaxtooyada Soomaalia.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT