Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wasiir Iska dhiibay Yurub & Warqad Iscasilaad ah oo uu u soo diray Madaxweynaha…… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wasiir Iska dhiibay Yurub & Warqad Iscasilaad ah oo uu u soo diray Madaxweynaha…… | Hal Sheegaha La Hubo

Wasiir Iska dhiibay Yurub & Warqad Iscasilaad ah oo uu u soo diray Madaxweynaha……

Xog hoose ay heshay warbaahinta Halsheeg ayaa waxay sheegaysaa in mid ka mid ah Golihii wasiirada maamulka Jubbaland uu qaxooti ahan isaga dhiibay dal ku yaala Qaaradda Yurub.

Wasiir Xasan Daahir Yarow Xasan Dheere ayaa tagay dalka Norwey halkaas oo uu magangalyo weydiistay sidaas waxaa sheegay xubno katirsan maamulka Jubbaland.

Warka ayaa intaas ku daraya in Wasiirka uu Warqad iscasilaad ah usoo diray madaxweyne Axmed Madoobe markii u tagay Norwey isagoo usheegay inuu xilkaas isaga tagay.

Qoraalka uu Wasiirka warqadda ku qoray waxaa kamid ahaa inuusan dalka kusoo laabaneynin, xilkiina u iska casilay”.

Marar badan ayay masuuliyiin katirsan dowlada dhexe iyo kuwa maamulada marka ay fursad uhelaan iney tagaan Yurub waxaa ay iska dhiibaan dalalkaas.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa laga sugayaa inuu magacaabo wasiirkii badali lahaa masuulka iska dhiibay Yurub.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT