Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Muuse Biixi oo magacaabay Xil aanan horay loo maqal kadib markiii….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Muuse Biixi oo magacaabay Xil aanan horay loo maqal kadib markiii….. | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Muuse Biixi oo magacaabay Xil aanan horay loo maqal kadib markiii…..

Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay xil aan Shaqeyn kaas oo la sheegay in uu ku raaligelinayay mid ka mid ah Beelaha dega deegaanada Soomaaliland oo cabasho qabta.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa lagu Magacaabay Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Soomaaliland Qaramada Midoobay xilkaas oo loo Magacaabay Maxamed Warsame Ducaale.

Arrintaan ayaa imaaneysa xili aduunka iyo Qaramada Midoobay aysan aqoonsanayn jirtaanka Soomaaliland taas oo weli wax jawaab ah aysan ka bixin Madaxtooyada Soomaaliland.

Sidoo kale Soomaaliland ayaan wax kursi ah ku laheyn Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay maadaama aysan aheyn kuwa la aqoonsanyahay.

Maamulka Soomaaliland oo aaminsan in uu ka Go’ay soomaaliya inteeda kale ayaa safiiro waxa uu ku leeyahay dowladdo taageera sida Itoobiya Jabuuti iyo dowladdo kale balse weli mahelin wax aqoonsi ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT