DEG DEG AH:- Guddoomiyihii Dhalinyarada & Ciyaaraha Degmada Xamar Jajab Oo La Dilay

Waxaa gudaha degmada Xamar Jajab lagu dhaawacay Guddoomiyihii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha degmadaas.

Dhaawaca Guddoomiyaha ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in uu ka dambeeyay Askari ka tirsan Ciidamada,waxaana ugu dambeyn uu xalay u geeriyooday dhaawaicii loo geystay.

Walow weli aan la ogaan sababta ka dambeysa in Askarigu uu dilo Guddoomiyihii Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha degmada Xamar jajab ayaa hadana weli waxaan ka hadlin maamulka degmada.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT