Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Sarkaal caan ah oo ka tirsan Shabaab+MAGACIISA | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Sarkaal caan ah oo ka tirsan Shabaab+MAGACIISA | Hal Sheegaha La Hubo

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Sarkaal caan ah oo ka tirsan Shabaab+MAGACIISA

Ciidamada Dowladda ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmad Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaano ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegeen in laga fuliyay deegaan lagu Magacaabo Aaybuuteey oo u dhaw deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo todobaad ka hor ay dagaalo ka dhaceen.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in ay maqleen jugta dagaal kooban oo ka dhacay deegaanka Aaybuuteey,isla markaana aysan ogeyn khasaaraha ka dhashay laakin ay maqleen in lagu qabtay Sarkaal ay magciisa ku sheegeen Sheekh Abuukar.

Geesta kale, Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in Sarkaalka ay Ciidamadu qabteen uu ahaa Nin Caanka ahaa deegaanka Aaybuuteey ee deegaanka Mubaarak.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT