Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
WAR DEG DEG AH:- Dabley ku Hubeysan Bistoolad oo caawa ku dilay Muqdisho askari ka tirsan DF Soomaaliya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> WAR DEG DEG AH:- Dabley ku Hubeysan Bistoolad oo caawa ku dilay Muqdisho askari ka tirsan DF Soomaaliya | Hal Sheegaha La Hubo

WAR DEG DEG AH:- Dabley ku Hubeysan Bistoolad oo caawa ku dilay Muqdisho askari ka tirsan DF Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa waxa ay sheegayaan in caawa dil uu ka dhacay.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda Somalia ayaa lagu dilay xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir.

Dilka askariga ayaa waxaa geystay dhallinyaro ku hubeysneed bistoolado oo askariga dhowr xabadood kaga dhuftay qeybaha sare ee jirka isagoo isla goobta ku geeriyooday, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in askariga dilka loo geystay uu ka tirsanaa ciidamada booliiska Somalia isla markaana lagu magacaabi jiray Cabdulle Maalin.

Kooxdii dilka geysatay ayaa ka baxsatay goobta waxana halka uu dilka ka dhacay gaaray ciidamada dowladda Somalia gaar ahaan kuwo ka socda Nabadsugidda iyo Booliiska oo baaritaano ka sameeyay aaga balse lama sheegin cid ay kusoo qabteen howlgalka.

Dilka loo geystay askariga ayaa waxaa sheegtay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT