Dhageyso:- Mareykanka oo sheegtay inay duqeyn ku dileen saddex ka  mid ah Shabaab

Saddex ruux ayaa ku geeriyootay duqeyn xalay ka dhacday tuulada Bangeeni oo 8 KM dhanka galbeed kaga beegan degmada Jamaame ee gobbolka Jubbada Hoose.

Mareykankana waxa uu sheegay in uu duqeyn ku diley seddax ka mid ah maleeshiyaadka meel ku dhow degmada Jilib 19kii bishan Febraayo. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nayroobi.

Halkaan Hoose K Dhageeyso Codka

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT