Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dagaal qaraar oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday oo ka dhacay…. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dagaal qaraar oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday oo ka dhacay…. | Hal Sheegaha La Hubo

Dagaal qaraar oo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday oo ka dhacay….

Dagaal culus ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay qeybo kamid ah G/Gedo ee Koofurta Somalia.

Dagaalka oo ahaa mid qaraar ayaa waxuu u dhexeeyay ciidamada Itoobiya iyo xogaga Xarakada Al-Shabaab, waxa uuna ka dhacay garoonka diyaaradaha Baardheere.

Xoogaga Al-Shabaab ayaa iyaga weerar culus ku qaaday ciidamada Itoobiya oo saldhig kuleh garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baardheere waxana intaas kadib bilaawday dagaal culus oo u dhexeeyay labada dhinac.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka soo weerartay garoonka Diyaaradaha ee Baardheere oo saldhig ciidan ay ku leeyihiin ciidamada Itoobiya waxayna saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo sheegeen in dagaalkii xalay uu ahaa mid aad u culus balse Shabaab la iska caabiyay.

Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in dhankooda ay rideen madaafiic culus oo ay jawaab uga dhigayeen weerarka ay kusoo qaadeen Al-Shabab.

Lama oga qasaaraha kala gaaray labada dhinac iyo soo gaaray dadka shacabka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT