DAAWO:- Sawirada R/Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo u khudbeeyey ciidanka Soomaalida ee Turkigu tababarrayo

Hakan Çavuşoğlu‏ oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay Turkigu ka hirgeliyeen Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Hakan Çavuşoğlu ayaa khudbad u jeediyay askarta Soomaalida ee dowladda Turkigu ku tababarto Saldhigga Muqdisho, isagoo ka hadlay xiriirka Somalia iyo Turkiga, wuxuuna sheegay in labada dal uu dhex maray heshiis milateri oo lagu taageerayo dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA R/WASAARE KU XIGEENKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT