DAAWO:- Hablaha Soomaaliyeed Oo Noqday Hablaha Ugu Quruxda Badan Caalamka

Gabdhaha soomaaliyed ayaa lagu tilmaamay hablaha ugu quruxda badan aduunka warbixin laga sameyay Magaalada Muqdisho oo siyaaba kala duwan loogu warestay dad siyaaba kala duwan qiimeyn ugu sameyay is qurxinta gabdhaha.

Waxyaabaha ay isku qurxiyaan gabdhaha soomaaliyed ayaa la ogaaday iney tahay mid soo jiren ah oo gabdhihii hore ay is qurxinta u isticmaali jiren waxyabao kala duwan.

HALKAAN HOSOE KA DAAWO MUUQAALKOODA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT