Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Suudaan oo sii deysay 80-Maxaabiis oo u xirnaa arrimo qatar kadib markii Albashiir cafis u fidiyay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Suudaan oo sii deysay 80-Maxaabiis oo u xirnaa arrimo qatar kadib markii Albashiir cafis u fidiyay | Hal Sheegaha La Hubo

Suudaan oo sii deysay 80-Maxaabiis oo u xirnaa arrimo qatar kadib markii Albashiir cafis u fidiyay

Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80-qofood oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib markii uu cafis u fidiyay Madaweynaha Sudan Cumar Xasan al-Bashir.Maxaabiistan oo isugu jirey haween,arday iyo saxafiyiin ayaa la xirey bishii aynu ka so ogudubnay kadib markii wadanka Sudan ay ka dhaceen banaanbaxyo loogaga soo horjeedo sicir barar dhinaca maciishada ah.

Ehelada maxaabiistan iyo saaxibadooda oo ku soo dhoweeyay afaafka hore ee xabsiga ay ku xirnaayeen ayaa dabaaldegyo sameeyay kadib markii ay dib u heleen xoriyadooda qaar ka mid ah dadkii u xirnaa arrimaha siyaasada.

Dadka la sii daayay ayaa waxaa ka mid ahaa ku xigeenka madaxa xisbiga mucaaradka ah Fadlallah Burma iyo siyaasiyiin kale oo caan ah.

Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay dowlada ayaa lagu sheegay in xukuumadu ay raadineyso xalka maxaabiista kale ee weli ku jira xabsiyada dalkaas.

Dowlada Sudan ayaa ridey qiimaha lacagteeda bishii la soo dhaafay waxayna joojisay lacagihii ay ku kabi jirtey cuntada muhiimka ah gaar ahaan burka taasoo sababtay in uu labo jibaarmo qiimaha lagu iibsanayay rootiga oo ah cuntada aadka loo isticmaalo wadanka Sudan taasoo dhalisay banaanbaxyo.

Dalka Sudan ayaa waxa ala halgamayaa dhibaato dhaqaale soo wajahday kadib markii ceelal badan oo shidaalka laga soo saarayay ay gacanteeda ka baxday kadib markii Koofurta Sudan ay xornimadeeda qaadatay sanadkii 2011.

Sidoo kale wadanka Sudan ayaa ka soo kabanaya cunoqabatayn dhaqaale oo saarneyd muddo labaatan sano ah oo Maraykanku ku soo rogay balse dhowaan laga qaaday.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT