Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Sheekh Shaakir oo duleedka kaga baxay Dhuusamareeb +Muxuu yahay ujeedka socdaalkiisa? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Sheekh Shaakir oo duleedka kaga baxay Dhuusamareeb +Muxuu yahay ujeedka socdaalkiisa? | Hal Sheegaha La Hubo

Sheekh Shaakir oo duleedka kaga baxay Dhuusamareeb +Muxuu yahay ujeedka socdaalkiisa?

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Qaar ka mid ah Xildhubaanada Galmudug ayaa Maanta gaaray Deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Deegaanada uu madaxa Golaha Wasiirada Galmudug iyo Xildhibaanada ay gaareen waxaa ka mid ah Laas-xaadow, Hulku-jir, Baag Mayeeraan iyo Balli-howd,waxaana ujeedka socdaalkooda uu yahay nabadeynta dadka deegaanadaasi ku nool.

Sheikh Maxamed Shaakir ayaa kulamo la leh Qeybaha Bulshada Deegaanka Balli-howd waxyaabaha laga wada hadlayo ayaa waxaa ka mid ah Sidii looga shaqayn lahaa Nabad-galyada, Horumarinta iyo sidii Dadku Maamulka ula shaqayn lahaayeen .

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Masuuliyiinta ugu sareysa Dawlad Goboleedka Galmudug waxay dadaalo ugu jereen sidii Dib u heshiisiin looga Hirgalin lahaa Deegaanada Gal-mudug.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT