Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Macalimiinta dalka Kenya oo laga saarayo qeybo ka mid ah G/Waqooyi Bari Kenya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Macalimiinta dalka Kenya oo laga saarayo qeybo ka mid ah G/Waqooyi Bari Kenya | Hal Sheegaha La Hubo

Macalimiinta dalka Kenya oo laga saarayo qeybo ka mid ah G/Waqooyi Bari Kenya

Wararka ka imanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qaar ka mid ah macalimiinta ka howlgala deegaanka bilaabeen in ay halkaa isaga cararaan kaddib markii ay soo bateen weerarada Al-shabaab.

Guddi ka mid ah guddiyadda Macalimiinta dalka Kenya ayaa sheegay in ay bilaabeen in ay Macalimiinta kasoo saaraan gobolka Waqooyi Bari degaanada ay kaga sugan yihiin.

Sidoo kale dadka aan Muslimiinta aheyn ayaa bilaabay in ay ka barakacaan degaanada gobolka Waqooyi Bari, islamarkaana ay gaaraan qeybo kale oo ka mid ah dalka Kenya.

Tiro badan oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa shalay iyo xalay ka baxay gobolka Waqooyi Bari, waxaana ay sheegeen hadii ay Shabaab qabtaan in ay dilayaan.

Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada Booliska ayaa wariyeyaasha u xaqiijiyay in dadka barakacay ay ka badan yihiin boqol qoys.

Maalmo ka hor ayay aheyd Markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Macalimiin ku sugnaa gobolka Waqooyi ee dalka Kenya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT