Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Taliyayasha La Magacaabay Kaga Duwan Yihiin Kuwii Hore? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Taliyayasha La Magacaabay Kaga Duwan Yihiin Kuwii Hore? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Taliyayasha La Magacaabay Kaga Duwan Yihiin Kuwii Hore?

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta magacowdeay Taliyayaasha booliska, nabad-sugidda iyo asluubta, kadib kulan ay golaha wasiirada Muqdisho ku yeesheen.

Taliyaha ciidanka booliiska ayaa loo magagacaabay Jeneraal. Bashiir Cabdi Maxamed oo horey u ahaa taliye xigeenka booliiska, taliyaha asluubta ayaa loo magacaabay Jeneraal. Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe, oo horey xilkaasi mar u soo qabtay, ka hor inta aaney isla dowladdan xilka ka qaadin sanad ka hor, halka agaaismaha nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen, oo hore u soo noqday wasiir ku xigeennada ammaanka iyo caafimadka. Xuseen, sidoo kale hadda waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Haddaba, taliyayaashan cusub ee la magacaabay maxay kaga duwanaan karaan kuwii xilalka uga horreeyey? Mase loo baahan yahay in la kala saaro ammaanka iyo siyaasadda? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa wariye Haaruun Macruuf uu hor-dhigay taliyihiin hore ee hay’adda nabadsugidda Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga:

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT