Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Yihiin Qodobada Lagu Lafa Guray Shirka Ammaanka lagu soo gabagabeeyay Muqdisho? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Yihiin Qodobada Lagu Lafa Guray Shirka Ammaanka lagu soo gabagabeeyay Muqdisho? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Yihiin Qodobada Lagu Lafa Guray Shirka Ammaanka lagu soo gabagabeeyay Muqdisho?

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey arrimaha amniga Jubbaland, laguna falanqeynayey waxyaabihii kasoo baxay shirkii golaha amniga Qaranka ee kusoo dhammaaday Muqdisho.

Waxaa shirkaan guddoominayey maalmihii uu socday madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, waxaana ka qeybgalay wasiirada iyo sidoo kale taliyeyaasha ciidamada Jubbaland.

C/rashiid Janan, wasiirka amniga Jubbaland ayaa saxaafadda u faahfaahiyey waxyaabihii kasoo baxay shirkaan, wuxuuna tilmaamay in looga hadlay sidii amniga Jubbaland loo xaqiijin lahaa, waxyaabaha ka maamul ahaan la tagi doonaan shirka soo socda ee golaha amniga Qaranka iyo xoojinta dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Shirkaan ayaa la qabtaa Saddexdii Bilba mar, waxaana diiradda lagu saaraa sidii loo xoojin lahaa amniga Jubbaland.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT