Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Duubabka Dhaqanka oo loo sheegay inaysan wax lug ah ku yeelan doonin doorashada 2020,ka+Sabab? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Duubabka Dhaqanka oo loo sheegay inaysan wax lug ah ku yeelan doonin doorashada 2020,ka+Sabab? | Hal Sheegaha La Hubo

Duubabka Dhaqanka oo loo sheegay inaysan wax lug ah ku yeelan doonin doorashada 2020,ka+Sabab?

Ururada Haweenka G/Banaadir ayaa maanta la hordhigay Warbixin la xiriirta Qorshaha Gudiga doorashada ee geedi socodka doorashada 2020-ka,Guddiga Maxabanaan ee doorashooyinka Qaran ayaana bulshada kala tashanaya aragtidooda doorashada.

Guddoomiyaha Gudigaasi Xaliimo Ismaaciil Xaliimo yareey ayaa madasha kulan ka sheegtay qorshohooda kulamada aragti wadaaga oo ay dhowr magaalo ka soo sameeyeen.

“Maant waxan isugu imaanay inaan ka tashano arrimha doorashada isu imaatinken ma aha maxaan muqdisho ka sameyneynaa haweenka doorkee ayay ku yeelan doonaan ilaa iyo hadda 20 degmo oo dalka ah ayan tagnay si aan bulsahda ula tashano ayay tiri Xaliimo Yareey”

Guddoomiye Xaliimo Yareey ayaa sido kale faah faahisay waxa laga tashanayo iyo fahanka laga heysto,waxaana ay bogaasay doorka bulshada somalida oo ay lasoo kulantay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT