Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wasiir Bayle & Ganacsatada G/Banaadir oo isku jahwareersan & Cabsi ka tagaan Dekadda Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wasiir Bayle & Ganacsatada G/Banaadir oo isku jahwareersan & Cabsi ka tagaan Dekadda Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Wasiir Bayle & Ganacsatada G/Banaadir oo isku jahwareersan & Cabsi ka tagaan Dekadda Muqdisho

Todobaad ka badan waxaa xiran dekedda Muqdsiho oo waxba kama soo degaan sababo la xiriira Canshuuraha oo la kordhiyey taasoo u cuntami weydey Ganacsatada shixnadaha kala soo degta dekedda weyn ee Magaalada Muqdsiho, hadaba su’aashu waxey tahay xaggee wax iska qaban la’yihiin.

Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Bayle oo amarka canshuur kordhinta soo rogey ayaa sheegey iney sidaa u yeeleen si ay ula jaan qaadaan wadamada dunida oo ay u farax geliyaan Hay’adda lacagta aduunka ee IMF oo ay dowlada Soomaaliya ka quuddareyneyso iney ka cafiso deymaha faraha badan ee lagu leeyahay.

Ganacsatada gobolka banaadir oo ka duulaya canshuur kordhinta la soo rogey ayaa saxaafadda la hadlay waxayna sheegeen in aaney aqbali Karin hadalada ka soo yeeray Wasiirka Maaliyada oo hore u shaciyey in la kordhiyey canshuuraha laga qaado badeecooyinka kasoo dekeda Muqdsiho,.

Ganacsatadu waxay sheegeen iney yihiin canshuur bixiyaal daacad u ah Dowlada Federaalka Soomaaliya oo aaney kala maarmin iyaga iyo dowladoodu, waxayna intaa ku dareen in aaney suurtagal aheyn in dekeda muqdsiho oo kaliya la takooro oo lagu kordhiyo canshuuraha iyadoo aan canshuuraha lagu kordhin dekedaha kale ee dalku leeyahay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT