Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Tahriibayaal Soomaaliyeed lagu wado in maanta waddanka dib loogu soo celiyo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Tahriibayaal Soomaaliyeed lagu wado in maanta waddanka dib loogu soo celiyo | Hal Sheegaha La Hubo

Tahriibayaal Soomaaliyeed lagu wado in maanta waddanka dib loogu soo celiyo

Waxaa soconaya dadaal ballaaran DF Soomaaliya ugu jirto sidii loo soo badbaadin lahaa tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan qeybo ka mid ah dalkaasi Libiya, kuwaa oo muddo dheer u xirnaa kooxo Magafayaal ah oo ka ganacsada dadka.

Safiirka d DF Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, Danjire Cali Saciid Fiqi oo muddooyinkaan dambe ku hawlanaa sidii dhalinyaradaasi loo sii dayn lahaa, maadaama Madaxweyne Farmaajo arintaasi uu u xil saaray, ayaa wuxuu sheegay dadaal dheer inay ku guulaysteen arintaasi.

Mid ka mid ah dhalinyaradan dib loogu soo celinayo dalka oo muuqaal Video ah looga duubay Garoonka Diyaaradaha Caasimada Libya ee Tripoli, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu u duulo Magaalada Muqdisho, kadib laba sano oo uu ku xirnaa dalka Libya.

Waxaa uu sheegay inuu kaga mahadcelinaayo dowladda Somaliya inay ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo magafayaasha looga sii dayn lahaa dhalinyarada Somaliyed.

M/weyne Farmaajo, ayaa balan qaaday in Dowladiisa ay dadaal badan ku bixin doonto sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista Somaliyed ee ku xiran dalalka Adduunka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT