R/Wasaare Kheyre oo ku amray Wasiir wasiirka Amniga+Sababu Maxay Tahay?

Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow Ducaale inuu sida ugu dhaqsiyaha badan isku casilo.

Kheyre ayaa sheegay inuusan dooneyn in sidii horey u dhacdayba uu xilka ka qaado wasiirka, balse isaga lagu sharfayo inuu shaqada ka tago.

Waxaa la tilmaamay in Ducaale uusan wax jawaab ah ka bixin arrintaasi, balse uu kasoo fekeri doono.

Ducaale ayaa lagu haystaa in xilligii loo baahnaa aanu wax ka qaban ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT