Maxay tahay arrinta qura oo ay guuleysatay Dowladda uu M/weyaha ka yahay Farmajo

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sanadkii ay shaqeyneysay waxay noqotay mid Hal arrin aad ugu guuleystay, taasi oo ay taageero badan ku heshay.

Dowladdan ayaa waxay sanadkaan gudahiisa xabisyada kasoo deysay maxaabiis badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xirnaa dalal dhowr ah.

Ku darso maxaabiistan lasoo daayey waxay badi xirnaayeen ku dhowaad 10 sano oo xiriir ah.

Meelaha maxaabiista laga soo sii daayay waxaa kamid ah Seychelles, India, Itoobiya hadana Liibiya ayaa laga soo deynayaa.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu riyaaqay shaqada ay qabatay dowladda Soomaaliya, waxaana ay u arkeen in isbedallo la keeni karo, haddii sidan shaqada loo wado.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT