Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
ku-xigeenka Kheyre oo soo dhaweeyay dad dib looga soo celiyay dalka Libiya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> ku-xigeenka Kheyre oo soo dhaweeyay dad dib looga soo celiyay dalka Libiya | Hal Sheegaha La Hubo

ku-xigeenka Kheyre oo soo dhaweeyay dad dib looga soo celiyay dalka Libiya

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa goor dhaw oo maanta ah laga soo dajiyay tahriibayaal Soomaaliyeed oo muddo dheer ku dhibaateysnaa dalka Libiya.

Dadka maanta laga soo dajiyay magaalada Muqdisho ayaa tiro ahaan gaarayey ilaa iyo 11-qof , waxaa ka mid ahaa Carruur iyo Haween ay wajiyadooda ka muuqdeen duruuftii adkeyd oo ay kula soo kulmeen dalka Liibiya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo xildhibaanno matalayey labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey muwaadiniintan maanta dib uga soo laabtay dalka Liibiya oo muddo ay ku heystay dhibaatooyin xoogan.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ku bixisay siddii dalka dib loogu soo celin lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibanaa dalka Liibiya, iyadoo natiijada dadaalkaasi uu keenay in maanta qaarkood dalka dib loogu soo celiyo.

Ergayga gaarka ah ee Xukuumadda Soomaaliya u qaabilsan xuquuqda Tahriibayaasha Maryan Yaasiin ayaa sheegtay in muwadiniinta maanta lagu soo celiyey dalka ay qabaan dhib badan oo ay u geesteen kooxaha Magafayaasha ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT