Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Q/Midoobay Imaaraadka oo ka wada hadlay xaaladda dalka Soomaaliya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Q/Midoobay Imaaraadka oo ka wada hadlay xaaladda dalka Soomaaliya | Hal Sheegaha La Hubo

Q/Midoobay Imaaraadka oo ka wada hadlay xaaladda dalka Soomaaliya

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay ahna Madaxa Howlaha Kaalmaynta Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating iyo Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Axmed ayaa kulan ay yeesheen uga wada hadlay xaalada Soomaaliya.

Shirkan oo si gaar ah uga dhacay Safaaradda Imaaradaadka uu ku leeyahay Muqdisho ayaa waxaa looga wada xaajooday xiriirka ka dhaxeeya Imaaraadka Carabta iyo Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo sidoo kale dadaalada wadajirka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa shaqo abuurka loo sameynayo dhalalnyarada Soomaaliyeed, ammaanka dalka, xasiloonida, Horumarka, iyo sidoo kale xaaladda bini’aadanimo.

Michael Keating ayaa ammaanay dadaalka Imaaraadka Carabta, taageerada joogtada ah ee Soomaaliya ee dhinacyada kala duwan iyo kaalinteeda ugu weyn ee horumarinta waddanka.

Safiirka Imaaraadka Carabta ayaa dhankiisa uga mahadceliyay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan booqashadiisa isagoo muujiyay sida uu u xoojiyay xiriirka iskaashiga ah ee u dhaxeeya Safaaradda Imaaraadka iyo Xafiiska Qaramada Midoobey oo qayb ka ah dadaalada lagu bixinayo taageerada dheeraadka ah.

Wakaaladda “WAM” ee Imaaraadka oo warkan qortay ayaa ugu dambeyn sheegtay dhinacyadan in ay ku heshiiyeen sidii loo kordhin lahaa taageerada Qaramada Midoobay iyo Imaaraadka ay siiyaan Soomaaliya, si loo gaaro horumaro kala duwan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT