Maxaa ka jira in Abuu Masnuur uu wadahadalo kula Jira rag ka tirsan Shabaab?

 

Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee halsheeg.com ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur uu wadahadal hoose kula jiro xubno kamid ah kooxda Al-shabaab.

Xubanahan waxay kasoo jeedaan K/galbeed, waxaana ku jira sida naloo sheegay rag caan ah, walow magacyadooda laga gaabsaday.

Waxaa laga yaabaa in saraakiil badan iyo ciidamo Al-Shabaab ay dhowaan kusoo biiraan dhanka maamulka K/galbeed.

Roobow oo dagaal doonaya inuu ku qaadio Al-Shabaab ayaa dhanka kale wuxuu rabaa inuu la hadlo saraakiisha isaga dhankiisa ku dhow.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT