Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Doontii ku caariday magaalada Boosaaso oo la bilaabay in laga dajiyo shixnaddii saarnayd | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Doontii ku caariday magaalada Boosaaso oo la bilaabay in laga dajiyo shixnaddii saarnayd | Hal Sheegaha La Hubo

Doontii ku caariday magaalada Boosaaso oo la bilaabay in laga dajiyo shixnaddii saarnayd

Ugu dambeyntii waxaa muuqata in ay shaqeysay dekeddii macmalka aheyd ee laga hergaliyay goobtii ay dhawaan ku caaridey Doontii u rarneyd ganacsatada Soomaaliyeed oo durbaba la bilaabay in laga dajiyay Agabkii sarnaa.

Dekeddan ayaa lagu dhisay habka iskaa wax u qabso ah kaddib markii ay u soo gurmadeen shacabka reer Boosaaso oo xil gaar ah iska saaray sidii looga badbaadin lahaa Doonta ay ku degto badweynta.

Madaxweynaha dowladda gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo amaanay dadaalkan ay sameeyeen bulshada reer Boosaaso ayaa dhinaca kale canshuur dhaaf u sameeyay ganacsatada ay u raran tahay Doontan.

Waxaa la sheegay in ganacsiga saaran doonta qiimo ahaan lagu qiyaasay ilaa $ 7 million oo dollar.

Tallaabadan ayaa lagu tilmaamey mid muujineysa awooda shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin dib u dhiska dalkood iyo in wax walba qabsan karaan iyaga oo aan u baahan taageero caalami ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT