Dhageyso:- Is-casilaadda R/Wasaare Hailemariam Desalegn

 

Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is casilaadda reysal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, iyo saameynta ay ku yeelan karto siyaasadda iyo nabad galyada Itoobiya. Waxa soo jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Xigasho:- VOA

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT